Howlgal Khasaaro badan sababay oo laga fuliyay Cabdalla Biroole (Daawo Sawirada)

Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa la sheegay in howlgal gaar ah ka fuliyeen deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii 55-KM u jira magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Saraakiisha ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa sheegay intii howlgalka socday ay guulo ka gaareen ayna dileen dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab ay ku jiraan saraakiil. … Continue reading Howlgal Khasaaro badan sababay oo laga fuliyay Cabdalla Biroole (Daawo Sawirada)